Matrosovo

Template:Maxamed Aar Maxamed Aar Reer Maxamed Aar, English (rer Mohammed Ar) Arabic ( محمد اار ), waa dad dagan gobolka gedo ee dhaca koonfur galbeed soomalia, waxaa ay aad u dagaan magaaloyinka kala ah, 1:garbahaarey (caasimada gobolka gedo) 2: beled xaawo. 3:Beled Barwaaqo (tuulo Barwaaqo) 4:baardheere. Waxaa kaloo ay ku dhaqan yihiin magaaloyinkan inkastoo aysan ugu badneyn sidii kuwii horay aan usoo sheegney. 1:Mogadishu 2: kismaayo 3:balanbale iyo wadamada aduunka. Waxay aad u barteen diinta islaamka, waxayna kan midaysanyihiin iney yihiin Muslim Sunni ah, waxay dhaqdaan xoolaha nool, nooc kastaba ha ahaadeene. Aabe Maxamed Aar (A.U.N) ayaa dadkii uu dhalay markiiba ku bilaabey inuu baro Qur'an ka yar iyo weynba, taasoo keentey in ay ilmohooda ku sii ababiyaan. Aabe Maxamed Aar (A.U.N) wuxuu caruurtiisi waagaas uu noolaa joogtey u carbiyeeyey sidii ay u noolaan lahaayeen, casrigaasna waa ay ku noolaayeen, qaabkii ay u noolaayeen dadkii xiligaas joogey, taa la'ajligeed waxaa caruurta hadda joogto ay ku noolyihiin casriga hadda la joogo oo aan ka mid ahay anigaan hadda qoraalkan qorayo. Aabe Maxamed Aar waxaa uu xijaabtey abaaro 1971s, waxaana uu ku duuganyahay qorexeey. (Illaahay janno fardawsa ha geeyo asagaa qaadir ah oo weyne). Maxamed Aar waxaa uu dhalay caruur badan. 1: muxumad Maxamed Aar. 2:cabdulaahi Maxamed Aar. 3:xuseen Maxamed Aar. 4:sheeq faarax Maxamed Aar. 5:sheeq cabdiraxmaan Maxamed Aar. 6:Axmed Maxamed Aar. 7:cabdi Maxamed Aar. 8:Aweys Maxamed Aar. 9:Cabdisalaan maxamed Aar. 10:Xasan Maxamed Aar. 11:Ismaaciil Maxamed Aar. 12:Aaden Maxamed Aar. 13:Codweyn Maxamed Aar. 14.Cumar Maxamed Aar. 15:Yuusuf Maxamed Aar. 16:Cali Maxamed Aar. 17:Jaamac Maxamed Aar. 18:Shamso Maxamed Aar. 19:Salaado Maxamed Aar. 20:Xaliimo Maxamed Aar. 21:Xadiyo Maxamed Aar. 22:Shariifo Maxamed Aar. 23:Cabdiyo Maxamed Aar. 24:Faadumo Maxamed Aar. 25:Baahilo maxamed Aar. 26:Faadumo yar Maxamed Aar. intaas baan kusoo koobna insha Allah. wuxuu dagi jiraHumbaale,oo ku taalo wadankaSomalia gaar ahaan magaalada garbahareey.<ref>Qur'an aqriya.

References


    This article is issued from Wikipedia. The text is licensed under Creative Commons - Attribution - Sharealike. Additional terms may apply for the media files.